Nin doonayay in uu Dilo Theresa May oo Xukun adag lagu riday (Daawo Sawirada)

Maxkamad kutaala dalka Britain ayaa xukun adag oo xabsi ah waxa ay ku riday nin dhalinyaro ah oo doonayay in uu weerar qorsheesan ku  dilo Ra’isul Wasaaraha dalka Britain Theresa May. Naa’imur Rahman oo 21 sano jir ah ayaa Maxkamad ku xukuntay Xabsi dheer oo u yartahay 30-sano, kadib markii ninkan lagu helay dambi ah in … Continue reading Nin doonayay in uu Dilo Theresa May oo Xukun adag lagu riday (Daawo Sawirada)